Waxaa doorashadii ka dhacday wadanka Finland wareegii labaad isu soo baxay laba musharax oo kala ah Pekka Haavisto iyo Sauli Niinisto. Waxay doorashada lagu kala baxayo ee labadan Musharax mid ka mid ahi noqonayo Madaxweynaha wadanka ee lixda sano ee soo socota dhacaysaa waxkhtiyada hoos ku qoran. Waxaa ururka Midnimada Soomaaliyeed ku boorinayaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka gudihiisa iyo debediisaba in ay codkooda dhiibtaan. Waxaa codka dhiiban-kara keliya qofkii haysta dhalashada wadanka Finland isla markaana ah qaangaadh.
Axad 5.2.2012 saacadda 9-20.
Waxaa qofku codkiisa sii dhiiban karaa ka hor doorashada wakhtiyada kala ah wadanka gudihiisa 25.-31.1. (arbacada ilaa talaadada).
Qofka wadanka bannaanka kaga maqan wuxuu codayn-karaa 25.-28.1. (arbacada ilaa sabtida).
Ururka minimada Soomaaliyeed ee Finland oo sameeyay xaflad loogu dabaaldagayay xusidda maalinta xornimada Finland oo ku beegnay shalay oo talaado ah 6.12.2011 iyadoo goobtaasi ay isugu yimaadeen dad aad u farabdan oo Soomaalida rer Finland ah iyo kuwo u dhashay wadanka Finland. Read the rest of this entry »
Tule mukaan viettämään!
Ka soo qaybgal wacan!
Helsingin kaupunginosayhdistykset ry Helka palkitsi Suomen somaliliitto ry:n sen avoimesta toiminnasta lähiyhteisössään Helsingin Herttoniemessä. Helka haluaa Vuoden 2011 teko -huomionosoituksellaan tuoda esiin somaliliiton esimerkillistä toimintaa lähiyhteisön kehit…tämiseksi yli kulttuuristen rajojen. Somaliliiton tiloissa on kokoontunut mm. paikallinen naisten ompeluryhmä, järjestetty kuukausittaista kulttuuriklubia ja pidetty avoimet ovet Herttoniemen kyläjuhlien yhteydessä. Myös kaupungin Herttoniemen alueella toimivalla yhdyskuntatyöntekijällä ja Asukastalo Ankkurin toiminnanjohtajalla on ollut tärkeä rooli yhteistyön toteutumisessa.
Somaliliitto palkittiin kunniakirjalla Helsingin kaupungin rakennusvalvontaviraston tiloissa pidettävän Helkan syyskokouksen
yhteydessä, tiistaina 29.11.2011. Kunniakirjan vastaanotti Suomen somaliliiton puheenjohtaja Abdirashid Awad Dirie.
Xafladan oo ay soo agaasimeen bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee Finland iyadoo qarashka ku baxay uu kaalin weyn ka qaatay ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo had iyo jeer ku howlan wax u qabashada jaaliyadda Soomalida Finland. Read the rest of this entry »
Marraskuussa Helsingissä järjestettävässä seminaarissa pohditaan, miten vapaaehtoistoiminnan käsite ymmärretään eri kulttuureissa, miksi toimia vapaaehtoisena, miksi vapaaehtoistoimintaa rahoitetaan ja mitä tarkoittaa toimia vapaaehtoisena monikulttuurisessa Suomessa.
Seminaarin teema vapaaehtoistoiminta on erityisen ajankohtainen, sillä vuosi 2011 on virallisesti Euroopan vapaaehtoistoiminnan vuosi. Iltapäivän aikana tarkastellaan myös miten vapaaehtoistoiminnan merkitys ja arvostus on lisännyt yhteistyön mahdollisuuksia.
Suomen Somaliliitto kävi lieksan kaupunigissa 28.10.2011
Ururka Somaliliitto oo ah urur ay ku midaysan yihiin Jaaliyadda Soomaalida Finland aay waxa uu kulan la yeeshay guddoomiyaha degmada Lieska Esko Lehto,Sakrataariyaha magaalada Matti Taponen iyo madaxa arrimaha buslhada Soili Syrjälainen. Read the rest of this entry »
Shirkan waxaa isugu yimid dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland wax garad keeda wuxuuna ku saabsanaa sidii loo caawin lahaa dadka abaartu ay aafaysay ee koofurta Soomaaliya iyo dalka intiisa kale iyadoo kulan kaasi uu ka dhacay magaaladda Helsinki. Read the rest of this entry »
Waxaa maalinta sabtida ah jaaliyaddu qabandoontaa kulan taburucaad ah oo loogu tabarucayo dadka abaaruhu ku habsadeen. Wakhtiga waa 24.9.2011
Saacadda 14.00 – 19.00
Ciwaanka kulanku ka dhacayo:
Pasilan Urheiluhalli ,Radiokatu 22 , 00240 Helsinki
Ka soo qaybgal wacan!
Somaliliitossa alkaa kokoontua ns. KulttuuriKlubi. KulttuuriKlubiin ovat tervetulleita kaikki monikulttuurisuudesta kiinnostuneet sekä maahanmuuttajat itse. Tavoitteena on käynnistää vuoropuhelu eri
maahanmuuttajaryhmien edustajien että myös kantaväestöön kuuluvien kanssa. KulttuuriKlubi kokoontuu kuukauden viimeisenä viikon torstaina klo 14-16 Ensimmäinen KulttuuriKulbi alkaa 29.9.
TERVETULOA!










































