Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • Somali
  • Menu

Month: December 2010

Koorso shaqo loogu raadinayo dadka shahaadooyinka sare haysta

Posted on 28/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa dhammaan la ogeyssiinayaa dadka soomaaliyeed ee haysta shahoodooyinka waxbarashada sare ah in la bilaabi-doono koorso dadkaas iyaga ah shaqo loogu Continue reading →

Posted in Wararka

Shir lagu soo qaatay wax qabadka Somaliliitto sanadka 2010 oo lagu qabatay Masaajidka Pasila

Posted on 27/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Shir kaas oo lagu soo bandhigay wax qabadka Ururka Somaliliitto sanaka 2010 si ay u ogaadaan  dadka xubnaha ka ah Continue reading →

Posted in Wararka

Gudoomiye ku xigeenka Ururka midnimada Soomaaliyeed oo ka qaby galay Ciyaaraha xil qaboobaha

Posted on 27/12/2010 by Mohamed Bashiir

Gudoomiye ku xigeenka  Ururka Midnimada Soomaaliyeed Cabdi-casiis Goodax Bare  ayaa ka qaby galay tar tanka Ciyaaraha qaboow ee uu soo Continue reading →

Posted in Wararka

Somaliliitto oo shir ku qabatay bariga Helsinki

Posted on 27/12/2010 by Mohamed Bashiir

Shir kaas oo lagu soo bandhigay wax qabadka Ururka Somaliliitto sanaka 2010 si ay u ogaadaan  dadka xubnaha ka ah Continue reading →

Posted in Wararka

Xaflad lagu taageerayo nabadaynta Soomaaliya oo ay soo agaasintey Somaliliitto oo lagu qabtay bariga Helsinki

Posted on 27/12/2010 by Mohamed Bashiir

Xaflad lagu taageerayo nabadaynta Soomaaliya oo ay soo agaasintey Somaliliitto oo lagu qabtay bariga Helsinki,

Posted in Wararka

Kulan ku saab san dumarka soomaaliyeed ee Finland sida ay uga qaybqaadan lahaayeen hawlaha Ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland

Posted on 27/12/2010 by Mohamed Bashiir

(SSL):-Waxaa xarunta soomaalidaee somaliliitto ka dhacay kulan ay soo qaban qaabiyey uruka midnimada soomaliyeed ee Finland kaas oo looga  arrinsanayey Continue reading →

Posted in Wararka

Kulan ka dhacay xarunta somaliliitto oo ay ka soo qaybgaleen indheer-garad soomaaliyeed

Posted on 27/12/2010 by Mohamed Bashiir

(SSL):-Waxaa kulan ka dhacay xarrunta midnimada soomaaliyeed ee Finland,

Posted in Wararka

Tababar xirfadda kumbuyuutarka ah oo uu bixiyey ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland

Posted on 24/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa maanta oo bishu ku beegnayd 26.10.2010 tababar xirfadda kumbuyuutarka ah loogu soo gabagabeeyey xarrunta somaliliitto dumar soomaaliyeed oo gaadhaya Continue reading →

Posted in Wararka

Kulan dhexmaray Wasiiradda ajaanibta ee Finland iyo madaxda Somaliliito

Posted on 23/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa maanta kulan ku dhex-maray wasaaradda arrimaha gudaha ee Finland wasiiradda ajaanibta Astrid Thors iyo guddiga fulinta ee ururka midnimada Continue reading →

Posted in Wararka

Siminaar ku saabsan luqadda soomaaliga oo ka dhacay xarrunta soomaaliyeed ee Suomen somaliliitto ry (+sawirro)

Posted on 22/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa siminaar ka dhacay xarunta midnimda soomaaliyeed ee Finland Suomen somaliliitto ry. Siminaarkaas oo ay soo wada qaban qaabiyeen suomen Continue reading →

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • Somali
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2026.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.