Waxaa dhammaan la ogeyssiinayaa dadka soomaaliyeed ee haysta shahoodooyinka waxbarashada sare ah in la bilaabi-doono koorso dadkaas iyaga ah shaqo loogu raadindoonto. Wixii macluumaad ah ee intaas dhaafsiisan waxaad ka helikartaa lifaaqa halkan ku lifaaqan. AFRO 2 pätevä-valmennuksen esite
You must be logged in to post a comment.