Warbixinta caafimaadka dhimirka iyo dhibaatada maandooriyaha iyo daryeelkooda

Ujeedada warbixintaan waa in si qodobdheer loo qeexo, macluumaadna laga siiyo dadka ku hadla af-soomaaliga dhibaatada xanuunka dhimirka iyo maandooriyaha. Waxaana kaloo macluumaad laga siinayaa sida lagu garankaro dhibaatada iyi sida ucu haboon ee loo daweeyn karo. Qoraalka warbixintaan ama boostarkaan wuxuu qabaa in mawduucu muhiim yahay, sababtoo ah dada asalkoodu ka soo jende soomaalida magaranayaan, mana fahamsana macnaha iyo dhibaatada xanuunka dhimirka iyo maandooriyaha. Boostarkan wuxuu qayb ka yahay qoraalka buuga qalinjebinta.