Ladataan Tapahtumat

« Kaikki Tapahtumat

Ma Rabtaa koorsada iyo kaarka Hygieniapassi-ga oo Soomaali ah?

elokuu 28 @ 08:00 - syyskuu 30 @ 17:00

Hygieniapassi- koulutus ja testi SomaliaksiMa doonaysaa inaad hesho kaarka loo yaqaan Hygieniapassi-ga?. Luqadda Finnish-ku ma kugu adag tahay?. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland (Suomen Somalialasten liitto) waxay kuu haysaa fursad aad koorsada (hygieniapassi koulutus) iyo imtixaankaba (hygieniapassi testi) aad ku gali karto luqaddaada hooyo ee soomaaliga. Waxaa af soomaali lagugu barayaa macluumaadka imtixaanka lagaaga qaadayo, waxaa lagu siinayaa macluumaadkaas oo soomaali ku qoran si aad u soo akhrisato imtixaanka ka hor, su’aalaha imtixaankuna waxay ku qoran yihiin soomaali. Koorsada iyo imtixaankaba waxaa la qaadayaa isbuuca 37aad dhexdiisa (09.09.2019-14.09.2019). waqtiga rasmiga ah waxaa la soo sheegayaa isbuuca soo socda idanka Alle. Haddii aad doonaysid inaad ka qayb gasho koorsadaas ula xiriir sida ugu dhakhso badan:

Jama Ismail, 050 522 5867.

Gacmo iyo qalbi furan ku soo dda!

Tiedot

Alkaa:
elokuu 28 @ 08:00
Loppuu:
syyskuu 30 @ 17:00
Tapahtumaluokka:

Järjestäjä

Suomen somalialaisten liitto

Tapahtumapaikka

Suomen somalialaisten liiton toimisto
Haukilahdenkatu 2D
Helsinki, 00550 Finland
+ Google Map