- Ujeedooyinka Mashruuca waa, ka hortagayaa in dhallinyarada Soomaaliyeed isticmaalin maandooriyayaasha iyo inay ku biiraan kooxaha gala dembi wadadreedka.
- Waa in laga wacyigeliyo dhallinyarada, dhibaatooyinka maandooriyayaasha iyada oo lala kaashanayo waalidiinta, masu’uliyiinta masaajiddada iyo macallimiinta Quraanka.
- Waa in dhalinyarada loo abaabulo dad u noqon kara tusaalooyin ay ku
daydaan. - horumarinta buugagga waxbarashada ee barbaarinta carruurta,
tababarada waalidiinta iyo macallimiinta. Hawlgelinta waaya aragga ah “Maktabadda Nool”. - Wejiga tijaabada ah ee mashruuca waxaa laga hirgelin doonaa demooyinka agagaarka caasimadda. Wejiga fidinta waxaa la gaarsiin doonaa, dhammaan masaajidda Finland oo dhan 80 masaajid
- Waxa loo marayo masaajiddada, dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay da’doodu tahay 11 ilaa 15 sano, maadaama, in ka badan 90 boqolkiiba ay ka qeyb qaataan casharrada tarbiyadda ee masaajiddada ka baxa.
- Mashruuca waxaa sidoo kale, loo lagu tababarayaa waalidiinta dhalinyarada.
Wuxuu bilaawaday 2024 wuxuu damaanayaa 2026.
La kaashiga Mashruuca
Helsingin kaupungin Keskitetyt hyvinvoinnin edistämisen palvelut
Ehkäisevä päihdetyö EHYT ry
Helsinki Islam Keskus
Espoon islamilainen yhdyskunta
Itä-Vantaan islamilainen yhdyskunta
Shaqalaha Mashruuca
Päivi Kärnä Sugulle Salah
paivi.karna@somaliliitto.fi sugulle.salah@somaliliitto.fi


You must be logged in to post a comment.