Xaflada 1da Luuliyo oo ay soo qaban qaabiyeen Somaliliito 2010 (Sawirro)

Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Somali Community of Finland waxa uu xusay Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ay qaadatay ee 1-Luuliyo ,waxaana halkaas ka hadlay Gudoomiyaha Ururuka Cabdirashiid Cawad Diiriye.Isagoo sheegay in Maalinta Xuriyadda ay tahay maamil xusan in la,weyneeyo maxaayeelay waa maalintii aanu ka xuroownay cadowgii Dalka haystay oo aanu u gudubnay in aanu yeelanay Calanka buluuga ah.

Gudoomiye Cabdirashiid waxa uu ka sii sheekeeyay sida lagu helay xuriyada isagoo tilmaamay Dadkii xuriyadda dhaliyay oo uu xusay Axmed Gureey, Sayid Maxamed Cabddulle Xasan, iyo Dhalinyaradii SYL.

Waxaa sidoo kalle halkaasi ka hadlay xubin ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Pekka Haavisto oo uu u mahad celiyay casuumaada ay ku casumeen Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland, xafladda lagu xusayo xuska maailnta xuriyadda Soomaaliyeed ee 1-Luuliyo, Pekka Haavisto oo ah u qaabil sanaha ergeyga dhinaca Soomaaliya Dalka Finland,ayaa waxa uu ka sheekeeyay safar uu ku tagay Maamulka Somaliland, Puntland,iyo Caasimadda Soomaaliye ee Muqdisho , isagoo sheegay in uu safar dheer oo 1500 -KM dhinaca lugta ah uu ku soo maray Puntland ,waxa uuna la kulmay Madaxweyne Faroolle oo uu kala hadlay sidii loo xakamayn lahaa Burcad Badeedka Rer Puntland ,waxa uuna Faroolle igu yiri ayuu sheegay ,way adahtahay in aanu wax ka qabano Burcad Badeedda isagoo Faroolle sabab uga dhigay in aanan uheli karin dhaqaalo aanu ugu samayno xirfad ama shoqo ee haddii ay nacaawiyaan wadamadda hurumaray wax waanu ka qaban karnaa, Pekka Haavisto ayaa waxa uu hadal kiisii ku soo koobay waxaan ogahay in ay jiraa Dad ku nool Finland oo u olo oleeya dhinacyadda ku loo lamaya Maamulka Soomaaliya ee waxaan idin kula talinayaa in aad Dadkiina ku kaal maysaan dhinaca horumarka.

Gabad gabadii ayaa waxaa kalaasi ka hadlay aqoon yahano iyo Odoyaal Soomaaliyeed oo ka sheekeeyay Sidii xoriyadda Soomaaliya lagu helay iyo in ay tahay Maalinta 1-Luuliyo Maalin qaali ku dhamaan Bulshadda Soomaaliyeed iyadoo ay ka soo qayb galeen kumaankun Soomaaliyeed oo Rer Finland ah

Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Somali Community of Finland waxa uu xusay Maalinta Xuriyadda Soomaaliya ay qaadatay ee 1-Luuliyo ,waxaana halkaas ka hadlay Gudoomiyaha Ururuka Cabdirashiid Cawad Diiriye oo sheegay in Maalinta Xuriyadda ay tahay maamil xusan in la,weyneeyo maxaayeelay waa maalintii aanu ka xuroownay cadowgii Dalka haystay oo aanu u gudubnay in aanu yeelanay Calanka buluuga ah ,

Gudoomiye Cabdirashiid waxa uu ka sii sheekeeyay sida lagu helay xuriyada isagoo tilmaamay Dadkii xuriyadda dhaliyay oo uu xusay Axmed Gureey, Sayid Maxamed Cabddulle Xasan , iyo Dhalinyaradii SYL.

Waxaa sidoo kalle halkaasi ka hadlay xubin ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Pekka Haavisto oo uu u mahad celiyay casuumaada ay ku casumeen Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland ,xafladda lagu xusayo xuska maailnta xuriyadda Soomaaliyeed ee 1-Luuliyo ,Pekka Haavisto oo ah u qaabil sanaha ergeyga dhinaca Soomaaliya Dalka Finland,ayaa waxa uu ka sheekeeyay safar uu ku tagay Maamulka Somaliland, Puntland,iyo Caasimadda Soomaaliye ee Muqdisho , isagoo sheegay in uu safar dheer oo 1500 -KM dhinaca lugta ah uu ku soo maray Puntland ,waxa uuna la kulmay Madaxweyne Faroolle oo uu kala hadlay sidii loo xakamayn lahaa Burcad Badeedka Rer Puntland ,waxa uuna Faroolle igu yiri ayuu sheegay ,way adahtahay in aanu wax ka qabano Burcad Badeedda isagoo Faroolle sabab uga dhigay in aanan uheli karin dhaqaalo aanu ugu samayno xirfad ama shoqo ee haddii ay nacaawiyaan wadamadda hurumaray wax waanu ka qaban karnaa, Pekka Haavisto ayaa waxa uu hadal kiisii ku soo koobay waxaan ogahay in ay jiraa Dad ku nool Finland oo u olo oleeya dhinacyadda ku loo lamaya Maamulka Soomaaliya ee waxaan idin kula talinayaa in aad Dadkiina ku kaal maysaan dhinaca horumarka.

Gabad gabadii ayaa waxaa kalaasi ka hadlay aqoon yahano iyo Odoyaal Soomaaliyeed oo ka sheekeeyay Sidii xoriyadda Soomaaliya lagu helay iyo in ay tahay Maalinta 1-Luuliyo Maalin qaali ku dhamaan Bulshadda Soomaaliyeed iyadoo ay ka soo qayb galeen kumaankun Soomaaliyeed oo Rer Finland ah.