(SSL)-Shirkan oo ahaa shir aad u wanaagsan laguna casuumay Aqoon yaho farabadan oo Soomaaliyeed ku waa soo kala yimid wadamo kala gadisan , ayaa waxaan looga had layay sidee wax looga qaban karaa xaaladda Soomaaliya ay marayso xilgan ,aqoon yahanada ka ka soo qayb galay waxaa ka mid ahaa ,
Pro. Ahmed Ismail Samatar, Maraykanka
Pro Hussein Warsame Nageeye, Kanada
Pro Amina Mire, Kanada
Amb. Nuur Xasan Huseen (Nuur Cadde), Talyaaniga
Amb. Ahmed Hashi (Hasharo), Maraykanka
Dr: Cabdi Caydiid Xiireey
Maxamed Daahir Afrax, Jabuuti
Wasiirka qorsheynta dowladda ku meel gaadhka ah
Aqoon yahanad Foosiya Cabdillahi, Kanada
dhamaan aqoon yahanaddii ka qayb galay shirkaas ayaa waxay badan kood isku raaceen in ay jirto hogaan xummi soo martay ilaa wixii ka dan beeyay 1991 iyadoo ay ku til maa meen dhamaan Dowladihii soo maray xiligaas in aysan qaban maa mulka dad aqoon hogaanka Dowlad nimo ,waana sababta keentay in uu sii xumaado xaaladda abni ee Soomaaliya,
Pro: Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa Aqoon yahanaddii ka qayb galay shirkaaas waxa uu til maa may sidda looga bixi karo maamul xumida ka jirta Soomaaliya isagoo tusaale u soo qaatay ,waxa uu yiri waxaa jira Shinbir ku nool wadanka Spain oo cuntadiisu tahay Lafta dhuuxa ku jira isla mar ahaantaasna aan awoodin in uu jabsado Lafta , waxa uu sharaxaad dheer ka bixiyay Pro: Axmed Ismaaciil Samatar sida uu Shinbirku u jabsado Lafta waxa uuna yir, Shinbirku waxa uu kor ula duulaa Lafta isagoo joog dheer oo nica Cirka ah gaara , waxa uuna la beeg sadaa Buuraha ama Dhagaxyo waa weeyn ,kol kaa suu soo tuuraa Laftii oo ay bartanka ka duushaa , sidaas ayuuna ku cunaa Shinbirka dhuuxa kujira Lafta, marka Pro: waxa uu tusaalihiisii ku soo afmeeray ,Soomaaliya waa Lafta dhuuxa jirta ciidda mas, uu liyaada qaadaysaana waa in ay taqaanaa siada waxa loo maamulo.
Sidoo waxaa iyaddana halkaasi ka hadashay Pro: Aamino Mire oo ka war bixsay Sida looga bixi karo xaalada iminka Soomaaliya ay marayso waxa ay ku cabirtay aqoonteeda ,Dr. Aamina waxay muu jisay in aysan Dadka Soomalidu aysan is nibceeyn balse gacan shisheeye ay kala geeyaan Qoomiyadda Soomaaliyeed , iyadoo tusaale u soo qaadatay wadamo badan oo Islaam ah sida Ciraaq, Afgaanitaan , oo la bur buriyay waxyna khirtay in Soomaaliya loo bur buriyay Islaam nimadda , waxa kaliya ee looga bixi karana waxaa weeye in Qoomiyadda Soomaaliyeed ay fahmaan walaalnimadda ,Islaamniadda , Pro: Amino Mire waxa ay ku soo gunaa nuday hadal keedii waan in aad wax bartaan Caruurtiina si looga baxa jaahilnimadda.
gaba gabadii shirkaasi ayaa waxaa ka hadlay Dr: Cabdi Caydiid Xireey isgoo sheegay in uu aad ugu farxsan yahay ka qayb galka shirkan angoo la kulanay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo nagu casuuntay shirkaan , mahad naq ka dib Dr: Cabdi Caydiid xiireey waxa uu sharaxaad dheer ka bixi yay in isag iyo Aqoon yahanno Soomaaliyeed ay wax ka qabtaan dhinaca horumarinta Isbitaaladda isgoo soo ban dhigay muuqaal muu jinay Isbitaal uu ka hir galiyay Degmadda Dhoobleey oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose , oo iminka ay ka faa iideen kumanaan Qofood oo Deegaan kaasi ku nool iyo kuwo meelo fog uga yimaada , Dr: Cabdi Caydiid xiireey waxa uu ku soo gunaanday hadal kiisa Dadka Aqoon yahanadda Soomaaliyeed ee Qurbo joogta ah waa in ay ku fa kiraan sidii Dalka loo horumarin lahaa .
Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland , waxaana ka soo qayb galay kumanaan Qofood oo rer Finland ah iyadoo la oran karo waxa uu ahaa shir aad u wanaagsan
)-Shirkan oo ahaa shir aad u wanaagsan laguna casuumay Aqoon yaho farabadan oo Soomaaliyeed ku waa soo kala yimid wadamo kala gadisan , ayaa waxaan looga had layay sidee wax looga qaban karaa xaaladda Soomaaliya ay marayso xilgan ,aqoon yahanada ka ka soo qayb galay waxaa ka mid ahaa ,
Pro. Ahmed Ismail Samatar, Maraykanka
Pro Hussein Warsame Nageeye, Kanada
Pro Amina Mire, Kanada
Amb. Nuur Xasan Huseen (Nuur Cadde), Talyaaniga
Amb. Ahmed Hashi (Hasharo), Maraykanka
Dr: Cabdi Caydiid Xiireey
Maxamed Daahir Afrax, Jabuuti
Wasiirka qorsheynta dowladda ku meel gaadhka ah
Aqoon yahanad Foosiya Cabdillahi, Kanada
dhamaan aqoon yahanaddii ka qayb galay shirkaas ayaa waxay badan kood isku raaceen in ay jirto hogaan xummi soo martay ilaa wixii ka dan beeyay 1991 iyadoo ay ku til maa meen dhamaan Dowladihii soo maray xiligaas in aysan qaban maa mulka dad aqoon hogaanka Dowlad nimo ,waana sababta keentay in uu sii xumaado xaaladda abni ee Soomaaliya,
Pro: Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa Aqoon yahanaddii ka qayb galay shirkaaas waxa uu til maa may sidda looga bixi karo maamul xumida ka jirta Soomaaliya isagoo tusaale u soo qaatay ,waxa uu yiri waxaa jira Shinbir ku nool wadanka Spain oo cuntadiisu tahay Lafta dhuuxa ku jira isla mar ahaantaasna aan awoodin in uu jabsado Lafta , waxa uu sharaxaad dheer ka bixiyay Pro: Axmed Ismaaciil Samatar sida uu Shinbirku u jabsado Lafta waxa uuna yir, Shinbirku waxa uu kor ula duulaa Lafta isagoo joog dheer oo nica Cirka ah gaara , waxa uuna la beeg sadaa Buuraha ama Dhagaxyo waa weeyn ,kol kaa suu soo tuuraa Laftii oo ay bartanka ka duushaa , sidaas ayuuna ku cunaa Shinbirka dhuuxa kujira Lafta, marka Pro: waxa uu tusaalihiisii ku soo afmeeray ,Soomaaliya waa Lafta dhuuxa jirta ciidda mas, uu liyaada qaadaysaana waa in ay taqaanaa siada waxa loo maamulo.
Sidoo waxaa iyaddana halkaasi ka hadashay Pro: Aamino Mire oo ka war bixsay Sida looga bixi karo xaalada iminka Soomaaliya ay marayso waxa ay ku cabirtay aqoonteeda ,Dr. Aamina waxay muu jisay in aysan Dadka Soomalidu aysan is nibceeyn balse gacan shisheeye ay kala geeyaan Qoomiyadda Soomaaliyeed , iyadoo tusaale u soo qaadatay wadamo badan oo Islaam ah sida Ciraaq, Afgaanitaan , oo la bur buriyay waxyna khirtay in Soomaaliya loo bur buriyay Islaam nimadda , waxa kaliya ee looga bixi karana waxaa weeye in Qoomiyadda Soomaaliyeed ay fahmaan walaalnimadda ,Islaamniadda , Pro: Amino Mire waxa ay ku soo gunaa nuday hadal keedii waan in aad wax bartaan Caruurtiina si looga baxa jaahilnimadda.
gaba gabadii shirkaasi ayaa waxaa ka hadlay Dr: Cabdi Caydiid Xireey isgoo sheegay in uu aad ugu farxsan yahay ka qayb galka shirkan angoo la kulanay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo nagu casuuntay shirkaan , mahad naq ka dib Dr: Cabdi Caydiid xiireey waxa uu sharaxaad dheer ka bixi yay in isag iyo Aqoon yahanno Soomaaliyeed ay wax ka qabtaan dhinaca horumarinta Isbitaaladda isgoo soo ban dhigay muuqaal muu jinay Isbitaal uu ka hir galiyay Degmadda Dhoobleey oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose , oo iminka ay ka faa iideen kumanaan Qofood oo Deegaan kaasi ku nool iyo kuwo meelo fog uga yimaada , Dr: Cabdi Caydiid xiireey waxa uu ku soo gunaanday hadal kiisa Dadka Aqoon yahanadda Soomaaliyeed ee Qurbo joogta ah waa in ay ku fa kiraan sidii Dalka loo horumarin lahaa .
Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland , waxaana ka soo qayb galay kumanaan Qofood oo rer Finland ah iyadoo la oran karo waxa uu ahaa shir aad u wanaagsan .
You must be logged in to post a comment.