Tababar xirfadda kumbuyuutarka ah oo uu bixiyey ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland

Waxaa maanta oo bishu ku beegnayd 26.10.2010 tababar xirfadda kumbuyuutarka ah loogu soo gabagabeeyey xarrunta somaliliitto dumar soomaaliyeed oo gaadhaya 10 qof. Ulajeedada ka danbeyseyna waxay ahayd in kor loo qaado xirfadda kumbuyuutarka ee ku.

aadan dumarka soomaaliyeed, si ay ugu fududaado isticmaalka kumbuyuutarku iyo wliba helista xagga shaqada, maadaama maanta wax waliba ku xidhan yihiin in aqoon loo leeyahay isticmaalka kumbuyuutarka.