W
axaa xarunta somaliliitto lagu qabtay 9.12.2010 koorso gargaarka degdegga ah oo loogu talagalay dumarka soomaaliyeed. Koorsadani waxay ahayd koorso dumarku aad uga faa’iideysteen. Waxaa koorsadan soo wada qabanqaabiyey Somaliliitto iyo hay’adda bisha cas ee SPR.
Koorasadan lagu baranayo gar gaarka deg dega mar labaad ayaanu qaban qaabin doonaa sida noo qor shaysan , cidii danee naysa hala soo xiriirto Xafiiska Soomaliliitto oo ku yaala Xaafada Hertanaimi
Webmaster
Mohamed Bahir
You must be logged in to post a comment.