Siminaar ku saabsan carruurta iyo dhalinta soomaaliyeed oo ka dhacay xarunta somaliliitto

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 7.1.2011 ka dhacay xarunta somaliliitto siminaar lagaga arisanayey caqabaddaha ka  haysta carruurta iyo dhalinta soomaaliyeed xagga waxbarashada iyo siddii looga  bixi-lahaa arrintaas.

Waxaa si wada jira u soo abaabulay somaliliitto iyo waalidiinta soomaaliyeed.