Somaliliitto oo qaban qaabinaysa kulan ku saabsan musharixiinta soomaaliyeed iyo jaaliyadda soomaaliyeed

Ururka midnimada soomaaliyeed wuxuu ku wargelinayaa dhammaan jaaliyadda soomaaliyeed ee Finland in 22.2.2011 saacadda 16.00-19.00 lagu qaban doono Caisa ,

Kulan Ururku soo qaban-qaabiyey oo masharixiinta soomaalida ahi ku soo bandhigi-doonaan musharaxnimadooda. Hadaba waxaan ku baraarujinaynaa jaaliyadda soomaaliyeed in ay ka soo qayb-galaan.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Cabdirashiid Cawed Diiriye