Koorso ku saabsan dadka soo haajiray iyo marxaladaha kala duwan ee ay maraan oo lagu qabtay xarunta Suomen Somaliliitto

Miltä maahanmuutto tuntuu?

Waxaa shalay oo bishu ahayd 8.2.2011 xarunta somaliliitto lagu soo gabagabeeyey koorso looga hadlayeey marxaladaha kala duwan ee uu maro qofka wadan u soo haajirey.

Farzaneh Hatami Landi iyo  Olga Juntunen

Sidaynu la socono waxaa qofka wadan ka guuray oo wadan kale u guuray la kulmaa marxaladdo kala duwan oo maskixiyan ah. Waxaa koorsadan lagu bartay sida wax looga ogaado xaaladdaha qofka oo haajirey maro iyo siddii uu naftiisa uga badbaadin lahaa dhibaatooyinka kaga iman kara soo haajirista uu soo haajirey iyo weliba sida uu u caawin karo dadka isaga ku xeeran. Waxaa si wada jira u soo qaban qaabiyey Suomen somaliliitto iyo Mielenterveysseura OVI-hanke. Waxaa si gaar ah koorsadan u daadihinayey

 

 Olga Juntunen

Farzaneh Hatami Landi