XASUUSIN

KEVÄÄN YHTEISHAKU

Waxaa dhalinta soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 25 isla markaana aan lahayn xirafad, waxbarashana aan ku jirin la xasuuninayaa in khasab ku tahay in ay dalbadaan ´waxbarashada dalabka guud oo soconaysa laga bilaabo 28.2- 18.3.2011.