Saido Mohamed oo noqotay gabadhii qaxootiga ee sanadkan

Vuoden pakolaisnainen 2011

Waxaa maanta ku guulaysatay amaal marinta ah gabadha sanadka 2011 Saido Mohamed. Saciido waxay si mutadawacnimo leh uga soo shaqaysay ururada kala ah Suomen somaliliitto, Somaliverkosto, Kanava iyo Sehad.

Waxay kaloo Siciido ka shaqaysaa xafiiska xaquuqda bina’aadamka. Waxay baratay caafimaadka waxaanay haysataa shahaadada ah baajulaar. Saciido waxay Finland soo gashay 1992 . Waxaa xafiiska qaxootiga laga caawiyo bixiyaa sanad kasta  abaal-marinta ah gabadha sanadka.