Waxaa siminaar ku saabsan mukhaadaraadka oo uu soo qabanqaabiyey Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Somaliliitto ka dhacayaa 29.3.2011 saacadda 16.00-19.30. Waxaa siminaarkani ku saabsan yahay dhibaatooyinka mukhaadaraadku ku hayo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Ku soo dhowaada!