Keväät kokous 28.5.2011 Sirka Gu`ga
Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee( SSL ry)
Golaha Midnimada Soomaaliyeed (SSL) wuxuu ogeysiinayaa xubnihiisa in shirweynihii gu’ga uu dhici-doono Maalinta Sabti bishuna ku beegan tahay 28.5.2011, saacadda 10.00-15.00 Goobta shirku ka dhacaayana waa Maktabada Pasila qaybteed shirka, ciwaankuna waa Järnvägsmannagatan 8 00520 Helsinki,
Dhamaan Xubnaha sharafta leh waxaa la ogeysiinayaa inay soo bixiyaan lacagtii xubinnimada o ah (10 €) kuna soo shuba Akoonka Nordea 147030-207244 ka hor wakhtiga shirwaynaha loo qabtay. Cidii aan bixin lacagta xubinnimada ma quseey shirkan fadlan haddii aad doonayso in aad wax ka ogaato xaalada Ururka soo bixi Lacagta xubinnimada haddii aadan Akoonka ku soo shubi karina gacanta ayaad ka bixin kartaa , haddii aad horay gacanta uga soo bixisay soo qaado kuitigii aad ku bixisay si lagaaga hubiyo marka aad shirka timaado.
Fiira gaar ah
Qof aan soo bixin lacagta xubinnimada cod kuma yeelandoono.
Wakhtiga loo qabtay shirka waa 5 saacaddood oo ay kujiraan salaadihii iyo nasasho, sidaa darteed waxaan marlabaad cosanaynaa in wakhtiga la ilaaliyo.
MAHAD BADAN
Abdirashid Awad Dirie
Puheenjohtaja
Suomen somaliliitto ry, puh. +358 443449175
Susitie 2-6, 00800 Helsinki