Kulan dhexmaray xafiiska socdaalka iyo somaliliitto

Suomen somaliliitto ja Maahanmuuttoviraston tapaaminen

Waxaa shalay oo taariikhu hayd 6.6.2011 kulan ku dhexmaray wasaaradda socdaalka ururka midnimada soomaaliyeed iyo wasaaradda socdaalka MIGRI. Waxaa kulankaas looga hadlaya arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin sida dad isu keenidda, dadka magangelyo doonka  arrimo la xidhiidha  iyo waxyaabo kala duwan oo ku saabsan arrimaha ajaanibta iyo sharciyada.

Waxaa kulankaas Suomen somaliliitto uga qaybgala:

Guddoomiyaha jaaliyadda Cabdirashiid Cawed Diiriey

Guddoomiye ku xiggeenka Cabdiaziiz Godah Barre

Af-hayeenka ururka Yaasiin Cabdi Raage

Aamina Abdillahi oo xubin uga ah Somaliliitto ETNO

Ahmed Omer Mohamed (Axmed Caadil) oo ka hawlgala xeryaha qaxootiga

Xagga Migrina waxaa uga qayb-galay

Maahanmuuttoviraston ylijohtajan Jorma Vuorio

Oikeus- ja maatietopalveluidemme johtaja Jaana Vuorio

Maahanmuuttoviraston maahanmuuttoyksikön johtajan Heikki Taskinen