Ogaysiis Shirkii Golaha Guud

OGEYSIIS !!! Shirweynihii Suomen somaliliitto oo dhacaya 29.4.2012

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Xubnaha ururka SSL iyo bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Finland in la qabanayo shirweynihii Golaha midnimada Soomaaliyeed ee Finland (SSL ).

Haddaba waxaa jirta in la bixiyo lacagta xubinnimada ka hor intaan shirka la qaban. Waxaa markaa lagu wargelinaynaa dhammaan xubnuha ururku innay bixiyaan lacagta xubinnimada ka hor intaan shirku qabsoomin. Ugu dambayna waxaa la soo shubayaa 20.04.20012[ Eräpäivä: 20.04.2012 ], klo 16.00 lacagta xubinnimadu ( jäsen maksu) waa 20 Euro, waxaana lagu soo shubayaa Akoonka (tilinumero) ururka oo ah: Nordea 147030-207244. Viesti: jäsenmaksu.

FG. Xubintii dib uga dhacda wakhtiga loo cayimay guddigu kama qabanayo wax lacag isla markaana wax cod ah ma yeellan doono.
Waxaa kaloo la ogeysiinayaa xubintii rabta in ay ka mid noqoto Golaha-dhexe in ay codsigooda u soo gudbiyaan Guddiga fulinta ugu danbayn 15.4.2011

Markale waxaan leenahay ku soo dhawaada shirweynaha Golaha midnimada soomaaliyeed ee Finland (SSL).

GOOBTA SHIRKU KA DHACAYO IYO WAKHTIGA:

Waqtiga: 29.4.2012
Saacada: 10:00-16:00
Goobta: Paasivaarankatu 6
00810 Helsinki 81

Qof aan soo bixin lacagta xubinnimada cod ma yeelandoono.
Wakhtiga loo qabtay shirka waa 6 saacaddood oo ay kujiraan salaadihii iyo nasasho, sidaa darteed waxaan marlabaad cosanaynaa in wakhtiga la ilaaliyo.
MAHAD BADAN
GUDDIGA FULINTUWixii intaas dhaafsiisan kala soo xidhiidh telefoonka hoos ku yaalla
Suomen somaliliitto ry, puh. +358 443449175
Susitie 2-6, 00800 Helsinki

WAXAY MAR LABAAD GUDIGA FULINTA IDIN LEEYIHIIN KU SOO DHOWAADA SHIRWEYNAHEENA OO DHACAYA WAKHTIGA LOO CAYIMAY INSHA-ALAAH