Foomka codsiga/hakemuslomake

Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa foomka la soo buuxinayo ee ku aadan ka mid noqoshada Golaha-dhexe ee Suomen somaliliitto ry. Hadaba soo buuxi foomka hoos ku yaalla oo noogu soo dir emailka Suomen somaliliitto ee ah somaliliitto@somaliliitto.fi, mahadsanidin. Halkan riix Lomake