Shiweynihii Suomen somaliliitto oo isbedel ku yimi

Xubnaha sharafta leh waxaan la socodsiinaynaa in wakhtigii shirweynaha somaliliitto la qaban lahaa uu ku yimi isbedel kaas oo sabab u ah dhisme keenaya in aan laga gaadhsiinayn wakhtiga shirka loo qabtay. Hadaba anagoo arrintaas ka xun waxaanu xubnaha guud ogeysiinaynaa in shirka Suomen somaliliitto dib loogu dhigay wakhtiga ah 26.5.2012, goobta shirku ka dhacayaana waa meesha ciwaankeedu yahay:

Pasilan kirjasto qaybtiisa shirarka ee ciwaankeedu yahay, Rautatieläisenkatu 8, sisäänkäynti Kellosilta 9
PL 4101 00099 Helsingin. Saacadda shirku dhacayaa waa maalinta sabtida ah ee saacadda 10.00-16.00.
Wixii intaas dhaafsiinsan kala soo xidhiidh telefoonka 0443449175

Sidaas iyo ogeysiis wannaagsan.

ASC