Shirweynaha Suomen somaliliitto oo dhacaya 30.6.2012

Waxaa dhammaan xubnaha la ogeysiinayaa sidii shirkii ugu danbeeyey lagu iclaamiyey in shirweynaha Somaliliitto la qabto 30.6.2012 ayaan waxaan halkan idiinku ogeysiinaynaa goobta shirku ka dhacayo iyo wakhtiga uu dhacayo waana tan hoos ku xusan:

30.6.2012 SAACADA:
10.00-17.00
GOOBTA:ANKKURIN TALO, HERTONIEMI, HELSINKI