Dhibaatada isdhexgalka Bulshada Soomaaliyeed ka haysata wadamada reer Yurub.

Lagana sameeyay cilmibaaris gaar ahaan 7magaalo oo yurub ah oo ka tirsan wadamada ingiriiska, Finland ,Faransiiska ,Jarmalka , Denmark,Holand iyo Norwey

Waxaana soo bandhigayay Hay, ad  ka hawlgasha dalka Ingiriiska oo la

 

yiraahdo   iyo  aqoonyahanada Abdirashid Ismail iyo Marja Tiilikainen oona reer Finland ah.

 

 

Waxaana lagu soo bandhigay Aqalka looga taliyo Magaalada Helsinki.

Waxaa ka soo qaybgalay Duqa magaalada Helsinki  iyo bulshada kala duwan ee ka hawlgala hay adaha kala duwan ee la shaqeeya ajaaniibta magaaalada Helsinki, iyo bulshada Soomaaliyeed eek u nool magaalada Helsinki.

 

Waxaana lagu soo bandhigay buugaag ku qoran luqadaha wadamadaas, magaala walba wixii dhibaato ama faaido kajira, waxaana ka hadlay madax ka- socotay Open Society Foundation iyo madax farabadan oo ka socotay magaalada Helsinki,oo uu kujiro duqa magaalada Helsinki.

 

Shirkii markuu soo idlaaday ayaan wax ka waydiiyay Dr.Abdirashid Ismail iyo Marjan Abdulqaadir Abdicasziiz

 

Hadaladoodina waxaa kamid ahaa sidan.https://www.youtube.com/watch?v=x72eoDLSJSc