OGEYSIIS !!! Shirweynihii Suomen somaliliitto

Somaliliitto ry   Somaliska förbundet i Finland
OGEYSIIS !!! Shirweynihii Suomen somaliliitto oo dhacaya 10.5.2014 Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Xubnaha ururka SSL iyo bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Finland in la qabanayo shirweynihii Golaha midnimada Soomaaliyeed ee Finland (SSL ).
Waxaa markaa lagu wargelinaynaa dhammaan xubnuha ururku innay bixiyaan lacagta xubinnimada ugudameyn 30.04.2014.
Lacagta xubinnimadu ( jäsen maksu) waa 20 Euro qofkii, 30 Euro ururkii, waxaad ku bixinkartaa online (verkkopannkki) kaliyah. Gacanta kaash lagaqabmaayo.
Qaabak lacag bixinta & diiwangalintu waa sidatan:
1. Waxaad tagtaa www.somaliliitto.fi
2. Guji.YHDISTYS kadib LIITY JÄSENEKSI.
3. Marka hore Emailkaga ku qor si aad u hibsato inaad diiwaanka kunjrto iyo inkale
a.Hadii aad xubin hore ahayd ( oo emailkaaga laga helo diiwaanka) wuxuu kuu soo qorayaa fariintan ” Olet jo yhdistyksen jäsen.
Sinun ei tarvitse rekisteröityä uudelleen!”.
Kadib kadi waxaad tagtaa qeybta verkko-Pankki ga, guji MAKSA JÄSENMAKUA
b. Hadii aadan xubin hore aheyna wuxuu kuu soo woirayaa fariintan ” Annettulla sähköpostilla ei löytynyt vastaavaa jäsentä jäsenrekisteristä.” Ka dib waxaad raaceysaa
c. Marka hore aqri shuruucada Somaliliitto hadii aad ku qanacdo ku dhufo HYVÄKSYN YHDISTYKSEN SÄÄNNÖT Kadibna buuxi LOMAKE ha
d. Ka shaqee xisaabta isugenta ama kala goynta ah.
4. Kadib guji  LÄHETÄ.
Diiwaangalintaas kadib waxaad tagtaa qeybta verkkopankki -ga MAKSA JÄSENMAKUA FIIRO GAAR AH.
1. Xubintii dib uga dhacda wakhtiga loo cayimay bixinta lacag xubin nimada man yeellan doono  xuquuq uu ku dhiibto codkiisa
2. xubintii rabta in ay ka mid noqoto Golaha-dhexe 2014 -2016 waa in ay codsigeeda u soo gudbisaa  Guddiga fulinta (emailkan, somaliliitto@somaliliitto.fi  ) ugu danbayn 10.4.2014 waana in ay xubin SSL ka ahayd labo sano ugu yaraan sida uu qorayo sharciga cusub ee SSL.
GOOBTA SHIRKU KA DHACAYO IYO WAKHTIGA: Pasilan kirjasto, Rautatieläisenkatu 8, 00520 Helsinki  Klo 10:00 -15:30
Mahadsanidiin
Guddiga fulintu Suomen somaliliitto ry