Ururka Midnimada Somaliyeed wuxuu qabanayaa “Simnaa” lamagacbay (Youth empowermet through media). Waa barnaamid SSL u xirsaartay koox dhalinyaro ah, Dhalinyadu waxay safaro u aadeen meelo ka mid ah gobolada Finland, Si’ay u soo wareystaan dad Somali ah oo Finland wax ku bartey ka shaqeeyanah.
Hadabo waxaa farxad noo ah in aadnagala soo qeybgashaan soo bandhiga dhalinyaradu inoo dhiyaariyeen.
Goobtu waa: Hotelka Hilton Helsinki John Stenbergin ranta 4 00530 Helsinki.
Taariikhu waa Sabtida 15.3.2014 saacadu waa 17:00-20:00 Fiidnimo.
Waxaa barnaamijka tari noogu ah sadex siyaasi ood wadagareysaa oo ka dalkii hooyo.
Waxayna kale yihii
- Omar Abdirashid Ali Sharmake, R/wasaarihii hore ee Dowladii ku meelgaarka ahayd.
- Mohamed Abdi Mohamed ”Gandhi”, professor, Xildhimaan Dowlada Faderaalka ah Somalia, Wasiirkii hore Difaac Dowladii ku meelgaar ahayd.
- Abdirazak Jama Fartaag,UN monitoring group xubin ka ah,Communications Minister, the anti-corruption author of the report in 2013
Waxaa naga soo xiriiri kartaa
Gudoomiye Arshe Said
gsm: 041 523 1577
044 344 9175
Sähköposti: somaliliitto(at)somaliliitto.fi
Madsanidiin