Doorashii Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee Soomaaliliitto oo maanta ka dhacday

10402849_687796497934114_2377242511039406142_nDoorashii Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee Soomaaliliitto oo maanta ka dhacday Xarunta Soomaaliliitto Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Soomaaliliitto oo si heer sare ah u dhacday oo jawi aad uwanaagsan oo aan Turxaan lahayn, isla mar ahaantaana si wanaagssan loo soo diyaariyayay iyadoo ay jirtay tartan aad uxoogan oo ku dhamaaday jawi aad uwanaagsan, waxaana shir shir gudoominayay oo isteerinka u hayay Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee SSL Aqoonyahan Cabdirisaaq Axmed Aadan oo maanta shaqa aad umuhiim ah ka soo dhalaalay waxaana la doortay Sidan:- Arshe Saciid Aw-Musse Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto.
Yaasiin Cabdi Raage GXigeenka Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto.
Maxamed Axmed Bashiir Cabdulle Khasnajiga Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto.
Xoghayaha Ururka Sacdiyo Sheekh Cali Xoghayaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto
Maxamed Axmed Cabulaahi Emad Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto.
Maxamed musse seraar Kuxigeenka Arimaha Bulshada Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto
Yaasiin cali gaas Afayeenka Ururka Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto

Siciid Jaamac Guuleed Kuxigeenka Golaha Dhexe Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto

Cabdirisaaq Cali Cusmaan Xoghayaha Golaha Dhexe Ururka Midnimada Soomaaliyeed Somaliliitto

Shir waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha dhexe ee Soomaaliliitto Mudane  Cabdirisaaq Axmed Aadan oo aaqirkiina soo afjaray shirka waana kii ugu horeeyay ee uu qabto tan iyo markii la doortay oo ahayd bishii tagtay ee May.