Madaxda ururka midnimada soomaaliyeed ee Soomaaliliitto oo booqday xero qaxooti

10245307_668966729817091_632120593014438880_nMadaxda ururka midnimada soomaaliyeed ee Soomaaliliitto oo booqday xero qaxooti Soomaaliyeed oo caruur yaryar oo aan waalidkood la socon oo ubaahan in la caawiyo oo lala hadlo xaaladooda nolol iyo mid waxbarasho iyo halka ay xaalada keenista waalidiintooda ay maraydo waxayna udhacday siwanaagsan..
Xeradu waa Pietarsaari oo ujirta caasimada Finland ee Helsinki 600 km