Soomaaliliitto ayaa maanta waxay soo dhawaynaysay oo ay martiqaaday dhaqtar

10440240_691008130946284_505527790435188761_n10363127_691008357612928_6724711875443349496_n10414472_691008094279621_4164157860367315313_n10440240_691008130946284_505527790435188761_n10426533_691007744279656_4834282088022218930_n10373741_691008070946290_7100549124308397697_n10409491_691007747612989_8975842718308522635_nudhashay Dalkan Finland oo ka soo shaqeeyay Dalka Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Putland mudo laba sana ahna soo joogay wuxuuna maanta umada Soomaaliyeed ee halkaa isugu timid usharxay waxyaabihii shaqadiisa iyo dhaqanka Somaaliyeed uu ka soo bartay waxaana ay Soomaaliliitto ku gudoonsiisay Bilad sharaf uuna gudoonsiiyay Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Finland Mudane Carshe Aw-Musse.10362838_691008104279620_6585828250446267880_n