Shirka caalami ah oo Istanbul ka bilaabmi noonah bari oo taariikhdu tahay 21.06.2014 socona doonah labo maalmood.

Global Somali Diaspora conference in Istanbul

Shirka caalami ah oo Istanbul ka bilaabmi noonah bari oo taariikhdu tahay 21.06.2014 socona doonah labo maalmood.

Waxaa ka qaybgalidoonah Ra’iisul wasaara ku xigeenka Turkiga Mr  Emrulleh Isler, Safiirka Somaliya ufadhiya Turkiga, Wariisadi hore mama  Marjan, khuburo iyo “Diaspora” ama qurbojoogta Somaliyeed, Finland waxaa uga qaybgalidoonah Golaha Midnimada Somaliyeed ee Somaliliitto.

Waa shir bulshada Soomaaliyeed la lafilayoh in ay uga wada hadlaan arrimo badan oo ay ka midyihiin:conference

The Diaspora role and contribution to national building and public service development.

Diaspora participation in local investment and economic development in the private sector.

Discuss ways to strengthen the cooperation of Somali Diaspora communities and their relations with the government and homeland.

Identify major challenges and obstacles that may affect and weaken the role of Diaspora in positively towards Somalia’s progress.