Suomen Somaliliitto ry Finlands Somaliska Förbund
Shaqo banaan
Suomen Somaliliitto waxay u baahantahay qof shaqaale ah oo ka shaqeya mashruuc ay leedahay Somaliliitto waqtiyada qeybtood (osa aikatyöntekijä). Qofkaasi wuxuu shaqeynayaa todobaadkii 3 maalmood, maalintiina 4 saacadood. Mashruucu wuxuu soconayaa mudo 6 bilood ah.
Shuruudaha looga baahanyahay qofka waa:
1. In uu sharci deganaansho ah ku leeyahay Finland
2. In uu ku shaqeyn karo Micro Soft Office sida: Word iyo Excel
3. In uu ugu yaraan wax yar ka yaqaano luqadaha English ka iyo Finnish ka oo uu qori karo aqrina karo
Qaabka loo soo codsanoyo:
1. Codsi qoraal ah ayaad waxaad ku soo direysaa
somaliliitto@somaliliitto.fi
2. Ugu danbeyn 5.9.2014 saacada 20:00
Wixii su’aal ah waxaad la soo xiriirtaa xafiiska Somaliliitto, 044344 9175
Maamulka Suomen Somaliliitto
16.8.2014, Helsinki