Wasiirkuxigeebka Arimaha Dibada Iyo Maalgashiga Mudane Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo Kulan Xalay oo taariiqdu ahayd 24.10,2014 la qaatay Jaaliyada wadanka Finland waxaana kulanka soo qabanqaabiyay Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Soomaaliliitto oo uu horlacayay Gudoomiyaha Jaaliyada wadanka Finland Eng-Arshe Aw-Musse waxayna u dhacday si wanaagsan.
Wasiirkuxigeebka Arimaha Dibada tässä lausunnossa Maalgashiga Mudane Xildhibaan Mahada Anja salaatti o Kulan Xalay oo taariiqdu ahayd 24.10, 2014 la qaatay Jaaliyada wadanka Suomi waxaana kulanka niin qabanqaabiyay Ururka Midnimada Soomaaliyeed e Soomaaliliitto o u horlacayay Gudoomiyaha Jaaliyada wadanka Suomi Eng-Arshe Aw-Muse waxayna dhacday si wanaagsan.
You must be logged in to post a comment.