Kulan aad u qiimabadan oo Golaha Midnimida Somaliyeed ku qabtey Oulu

Golaha Midninda Soomaaliyeed ee Finland “Suomen Somaliliitto” “Anti-Marginalization project” oo kulan aad u qiimabad oo lagu dhiiri galinayey dumarka Somaliyeed iyo dhalinyarada ku qabtey magaalada Oulu,20141123_180024

Gudigii ka socday waxay sidookale intii ay Oulu joogeen ka qaybqaateen doorashadii  Ururka Jaaliyada Soomaalida ee Oulu, “Pohjois-Suomen somalialainen tukiyhdistys ry:n”.20141123_203353

Doorashada oo si  qurux badan u dhacdey ayey Jaaliyada reer Oulu u xilsaarteen codtirinta iyo soo gudbintaba Gudigii ka socdey Golaha Midnimada Soomaaliyeed “SSL”. Waxaa sidoo kale qaybwey ka qaadatey oo Somaliyeed oo ahay qoftii ugu weyneyd dadkii meesha iskugu yimid meesha.20141123_194827