Golaha Midnimada Somaliyeed oo caasimada Helsinki ku qabtey kulan wada tashi ah, laguna beegay maalinta dhalinyarada Soomaliyeed ee 15 May ayaa waxaa looga wada hadlay ugu horeyn wax qabadka Golaha Midnimada Somaliyeed iyo “Strategia”-yada ama hiigsiga iyo himilada 2025 larabo in lagaaro.
Waxaa sidoo kale wax la iska weydiiyay sidii wada shaqayn iyo iska warhayn joogto ah loola yeelan lahaa dhamaan bulsha Somaliyeed ee Finland degan. Ugudambaytii ayaa waxaa kulankaas lagu xulay gudi ka kooban 8 xubnood.
You must be logged in to post a comment.