Jaaliyada midnimada soomaaliyeed waxay ka qeybqaadatay 17.5 xaflad loo qabtay goobta caruurta laga caawiyo shaqada guriga ee iskoolka looga soo diro, taaso 3 sano jirsatay.
Munaasabada waxaa kasso qeybgalay ardaydii laga billaabo galaaska 1 ilaa dugsi sare, waalidkoodii iyo macalimiintii sida mutadhawacnimada ku shaqeyneysay iyo xaafada viiki nuorisotalo.
Jaaliyadu arimahan oo kalee way dhiiri galisaa wayna taageertaa sidaad oygeed ayey 3 ardey gudoonsiisay
Kaar hadiyadeed.
You must be logged in to post a comment.