Golaha Midnima Somaliyeed ee Finland wuxuu sameynaa cilmi baaris ku saabsan midab takoorka iyo cunsurinama ay la kulmaan dadka Soomaliyeed ee Finland degan.
Baaritaan kaan waxaa looga gol ee yahay in la soo saarno dibka ku haysatah Finland dadka Soomaliyeed iyo in la dhiiri galiyo dhibanayaasha Soomaliyeed.
Mashruucaan waxaa maalgaliyey Open Society Foundation oo horey u maalgelisay baaris horey Yurub meelo ka mid ah baaritaano Soomaalida looga sameeyey. Baaritaan kaan wuxuu soconayaa sideed bilood, waxaana baaritaan ka lagu sameynayaa qaab su’aalo ah, waxaadna uga jawaabikartaa si Sir ah oo magacaaga aad qarineysid.
Meeshaan ayaa ka gali kartaa foomka su’aalaha.
Wixxii su’aalo ah oo ku saabsan baadhitaankan waxaad kala soo xidhiidhi kartaa Abdule Mahamed
Tel. 044 344 9176