Degmada Helsinki waxay kuu diyaariyeen khadka hagidda Karono feyriska kuna baxaya af-somaali isniin illaa jimcaha wakhtiga 9:00 – 12:00 duhurnimo.
Hadaba warbixinta oo dhamaystiran kaga bogo af somali qaybta hoose
https://drive.google.com/file/d/13dqkeRPZKc8i3agvooI3w294df3BSmrk/view?usp=sharing
Ka qayb qaado ka hortaga fayriska karonaha oo aan raacno talooyinka ay soo jeediyaan haydaha iyo gudiyada ku howlan xidii loo xakameyn lahaa fayriskaam dilaaga ah.