Musharaxiinta u taagan xilalka golaha deegaan Finland oo kala socda xisbiyada kale duwan ee Finland ayaa ka qeybgalaya Barnaamijka Dood Furan oo Toos looga tabinayo Zoomka taasi oo su’aalo lagu weydiinayo kuna bixi doona luqada finnishka, waxaana lagu tarjumi doonaa luqadaha sida af somaliga iyo carabiga markii la duubo dooda furan.
Halkaan waxaa ka heli kartaa lifaaqii facebooka ood kasoo gali kartid Zoomka
Waxaa siwada jir ah u soo diyaariyey EHYT ry (Hadiya-hanke) , Suomen somalialaisten liitto ry, Suomen Syyria Ysävyyseura ry, MOPE ry, ESMA ry iyo Samha ry
Kasoo qaybgal wanaagsan.