Dood furan oo ay ka qeybqaateen 7 musharax

Dood furan oo ay ka qeybqaateen 7 musharax oo u taagan xilalka golaha deegaan Finland, kana socdey maago madaxda iyo nawaaxigeeda. Waxayna ka socdeen xisbiyada waaweyn Finland.

Halkaan ka daawo

Dooda oo ahayd mid furan toosna looga tabinayey Zoomka,kuna baxdey luqada finnishka, ayaa waxaa lagu tarjumay af somali oo qoraal ah.

Ururadu waxay la wadaageen musharixiinta xaalada ay ku suganyihiin dhallinyaradda asalkoodu yahay ajnabiga ee ku nool wadankan Finland

Waxaa dooda si wada jir ah u soo diyaariyey EHYT ry, Suomen somalialaisten liitto ry, Suomen Syyria Ysävyyseura ry, MOPE ry, ESMA ry iyo Samha ry