Seminaar “Marriage Matters” oo dhallinayarada loo qabtey!

Waxaa soo idlaadey dowro muhiim ah oo aad looga faa’iiday, taasoo loo qabtay dhallinyarada,kuna baxaysay luqada ingiriiska, looguna magacdarey “ Marriage matters”.. Masaa’il ku saabsan guurka”.

Waxay socotay sadex cisho, aad bayna dhallinyaradu uga faa’iideen.

Waxaa soo diraayiriyey Helsinki Islamic Center iyo Horseed Nuoriso waxayna ku casumeen sheekh Maxamed Cali Mowliid oo siminraakaas bixinaayay, miisanka xasanaadjiisa Allaha ugu daro.

Waxaa ka qayb galay shaqaalaha mashruuca #SAVIOR muhiimada uu la haa simaarka baahida loo qabo darteed, dallinyaradu sifiican ayey uga gayb qaateen gabdho iyo wiilalba, wuxuu ku soo aadey xili aad loogu baahnaa lana arkey burburka ku yimaada reera markii la yagleelo iyo doon wax aqoona loolahayn guurka iyo waxa ku xeeran.