Qoyskaagu ma xiisaynayaa fasax shan habeen ah, bisha Juun? Waalidiinta keligood ah ee asalkoodu Soomaali yahay iyo carruurtooda hadda waxay haystaan fursad ay ku codsadaan fasaxa oo ah mid’lagu taageerayo qoysasga koobtu na tahay Pajulahti bisha Juun 25-30, 2023. Fasaxan dadka waaweyn iyo qofka gaarey dadiisu 17 waa €25 maalintii + kharashyada safarka. Fasaxa waxaa ku jira oo ka mid ah cuntooyin, hoyga qolalka qoyska, barnaamij koox gaar ah, barnaamijka madadaalada guud, iyo isticmaalka qaybta barkada/dabaasha iyo jimicsiga. Xannaanada carruurta ee 1-4 sano (4 x 2 saacadood) ayaa sidoo kale loo diyaarinayaa inta lagu jiro fasaxa qoyska. Fasaxa waxaa la abaabulay iyadoo lala kaashanayo Maaseudun Terveys- ja Lomahuolto ry.
Hadii aad xiisaynayso, fadlan sida ugu dhakhsaha badan ula xidhiidh ururka Soomaalida Finland/Somaliliitto. Waa idinku caawinaynaa sii loo buuxiyo xaanshada fasaxa lagu dalbo. Xilliga codsigu fasaxa wuxuu dhammaanayaa bishii saddexaad.
050 566 3318 (Finnish/Ingiriis)
050 569 6078 (Soomaali/Finish)
You must be logged in to post a comment.