Muxaadaro iyi wada hamal oo loogu talagalay aabayaasha

Ma tahay aabo qoys la’aan? Waxaan idinku casuumeynaa inaad dhageysataan oo aad wada hadashaan aabayaasha arinta ee ku saabsan kala fogaanshaha iyo barbaarinta ciyaalka furiinka kadib. Isät lasten asialla ry oo afhayeenka ayaa iman doona.

Waqtiga: Jimcaha 17.11.2023 laga bilaabo 14:00 ilaa 16:00
Addreska: Ururka Itä-Vantaan somalikulttuuri ry, Rautkallionkatu 3, 01361 Vantaa

Soo dhawoow!