Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (liitto)

Posted on

Ku soo dhowoow bogga internetka ee Golaha midnimada Soomaaliyeed!
Golaha midnimada Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 1996. Ujeedeeyinka loo aasaasay waa in uu si buuxda u matalo dadka soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland isla markaana ahaado dallad ay hoos yimaadaan ururada soomaaliyeed ee ka hawl gala waddanka Finland.