Shir kaas oo lagu soo bandhigay wax qabadka Ururka Somaliliitto sanaka 2010 si ay u ogaadaan dadka xubnaha ka ah iyo dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland .
Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed Abdirashid Awad ayaa sheegay in ay soo booqan doonaa Gobolada Dalka si ururka waxqabadkiisa iyo meeshuu marayo loola socodsiiyo. dhaaman Bulshada Soomaaliyeed ee iyagu dagen Gobolada , waxaa kaloo uu sheegay in ururku uu qaban-doonaa shirar joogta ah oo bulshada lagu war-gelinyo taas qayb ka ah midaynta ummadda soomaaliyeed ee wadankan ku nool.
( HOOS KA DAAWO SAWIRRADA )
You must be logged in to post a comment.