Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca SAVIOR
  • SomaliSomali
    • SuomiSuomi
  • Menu

Author: Mohamed Bashiir

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo kula ka yeeshay sidii loo gar-gaari lahaa abaaraha kajira Dalkii(+Sawirro)

Posted on 26/09/2011 by Mohamed Bashiir

Shirkan waxaa isugu yimid dhamaan  Jaaliyadda Soomaaliyeed  ee Finland  wax garad keeda wuxuuna ku saabsanaa sidii loo caawin lahaa dadka abaartu ay aafaysay Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo Casho sharaf u sameeyay Kooxda bandhiga Buugaagta Soomaaliyeed ee Scansom(+Sawirro)

Posted on 22/05/2011 by Mohamed Bashiir

Ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland waxa uu Casho sharaf u sameeyay kooxda Bandhinga Buugaagta Soomaaliya oo loo yaqaan Scansom ku waa Continue reading →

Posted in Wararka

Xarunta Somaliliito oo lagu qabtay Xuska Ururka SYL ee 15-may Sanada guuradii 38aad(+Sawirro)

Posted on 19/05/2011 by Mohamed Bashiir

Dhamaan wax garadka iyo Dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala gadisan ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland waxay xuseen 13kii Dhalinyaro oo Continue reading →

Posted in Wararka

Somaliliitto oo soo qaban qaabisay siminaar ku saabsan wax yeelada Qaadka iyo ashayaada maanka dooriya oo lagu qabtay Hesinki (+Sawirro)

Posted on 30/03/2011 by Mohamed Bashiir

Siminaarka waxaa hadal kii ugu horeeyay furay Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Eng: Cabdirashiid Cawad Diiriye, isagoo sheegay  in Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo Shahaado sharaf gudoon siiyay Gabadha Sanadka Qaxootiga ee Finland(+Sawirro)

Posted on 12/03/2011 by Mohamed Bashiir

Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo qabtay Xafdlad heersare loo agaasimay isla mar,ahaantaasna ay ka soo qayb galeen bulshada qaybaheeda Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka Midnimada Soomaaliyeed oo kulan siiyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland iyo Professor Axmed Siciid Samatar(+Sawirro)

Posted on 04/03/2011 by Mohamed Bashiir

 Helsinki:(SSL)-Ugu horayntii waxaa hadal kooban shirka ka jeediyay Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Eng: Cabdirashiid Cawad Diiriye , isagoo Continue reading →

Posted in Wararka

Professor Samatar oo Marti inoogu ah Maalinta Khamiista 3.3.2011 Hotelli Sokos Hotel Presidentti

Posted on 01/03/2011 by Mohamed Bashiir

Waxaa marti inoogu ah magaalada Helsinki 3.3.2011 PROF..AHMED ISMAIL SAMATAR oo ah professor madax ka Machad ku yaalla wadanka Maraykan Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland oo soo agaasimay Kulan lagu soo bandhiagay Musharixiinta u tar tamaya xil-dhibaanimda Finland(+Sawirro)

Posted on 24/02/2011 by Mohamed Bashiir

Shirkan oo  lagu soo bandhigay Musharaxiinta u tar tamaya Xilka Baarlamaanka wadanka Finland oo uu soo  agaasimay Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Finland (SUJOF) oo siminaar ku qabtay Xafiiska Somaliliitto(+Sawirro)

Posted on 26/01/2011 by Mohamed Bashiir

Ururka SUJOF oo qabtay Siminaar looga hadlay doorka saxaafadda ay ku leeyihiin Suxufiyiinta ,iyadoo sidoo kale  maalintaasi ay ku beegnayd   maalinta Saxaafadda Soomaliyeed oo Continue reading →

Posted in Wararka

Af-hayeenka Ururka Somaliliito Yaasiin Cabdi Raage ayaa ka qayb galay Xaflad lagu soo badhigay koobka Ciyaaraha Fudud 2011 (+Sawirro)

Posted on 25/01/2011 by Mohamed Bashiir

Helsinki:-Af-hayeenka Ururka Somaliliito Yaasiin Cabdi Raage ayaa ka qayb galay Xaflad lagu soo badhigay koobka Ciyaaraha Fudud ee uu soo Continue reading →

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca SAVIOR
  • SomaliSomali
    • SuomiSuomi
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2023.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.