Waxaa marti inoogu ah magaalada Helsinki 3.3.2011 PROF..AHMED ISMAIL SAMATAR oo ah professor madax ka Machad ku yaalla wadanka Maraykan lana yiraahdo Macalester College.
Professorku wuxuu kulan la yeelanayaa jaaliyadda maalinta bishu tahay 3.3.2011 saacadda 17.00 iyo goobta Hotelli Sokos Hotel Presidentti
Mohamed Bahir
You must be logged in to post a comment.