Category: Wararka
OGEYSIIS !!! Shirweynihii Suomen somaliliitto
Somaliliitto ry Somaliska förbundet i Finland OGEYSIIS !!! Shirweynihii Suomen somaliliitto oo dhacaya 10.5.2014 Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Xubnaha ururka Continue reading →
Kulan caruurta lagu badbaadinayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jaaliyada Finland ee Soomaaliliitto
Kulan Looga hadlayay Difaaca caruurta ayaa ka dhacay magaalada Helsinki ee wadanka Finland Kaasoo ahaa sidii loowada difaaci lahaa Continue reading →
Dhibaatada isdhexgalka Bulshada Soomaaliyeed ka haysata wadamada reer Yurub.
Lagana sameeyay cilmibaaris gaar ahaan 7magaalo oo yurub ah oo ka tirsan wadamada ingiriiska, Finland ,Faransiiska ,Jarmalka , Denmark,Holand iyo Continue reading →
Caawimo waxbarasho
Ururka Midnimada Soomaaliyeed wuxu qabanayaa caawimo waxbarasho oo loogutalagalay ardayda dugsiga sare iyo sakandariyada Kulan hordhac ah oo ku saabsan Continue reading →
Munaasabada 1 July
Bulshada Somaliyeed ee degen Helsinki iyo nawaaxigeeda waxaa lagu martiqaadayaay munaasabada 1 July oo ka dhicidoonta xafiiska Somaliliitto (Susitie Continue reading →
Nuorison Yleisurheilutapahtuma/ Tartanka ciyaaraha fudud 13.06.2013
Somaliliitto waxay qabab-qabineysaa tartanka ciiyaaraha fudud 13.06.2013. Goobta waa Eläintarhan urheilukenttä klo 14 – 17:00 Da’da 10 jir wixii ka Continue reading →
Shirweynaha xubnaha guud ee Somaliliitto
Shirweynaha xubnaha SSL qeybtiisa 2aad oo ku saabsan dastuurka SSL iyo qodobo kale ayaa ka dhici doona Myllypuron mediakirjasto Kiviparintie Continue reading →
Shirweynaha Xubnaha Suomen Somaliliitto (1)
Shirweynaha xubnaha SSL qeybtiisa kowaad oo ku saabsan dastuurka SSL iyo qodobo kale ayaa ka dhici doona Myllypuron mediakirjasto Kiviparintie Continue reading →
Shirweynaha Suomen somaliliitto oo dhacaya 30.6.2012
Waxaa dhammaan xubnaha la ogeysiinayaa sidii shirkii ugu danbeeyey lagu iclaamiyey in shirweynaha Somaliliitto la qabto 30.6.2012 ayaan waxaan halkan Continue reading →


You must be logged in to post a comment.