Dad badan ayaa qurux badan,
Dad badan ayaa wanaagsan,
laakiin hal ka mid ah waa kan ugu fiican.
Waa saaxiib
oo qalbigiisu daahir yahay.


Ma kusoo marey furriin mase ku talo jirtaa? Ma u baahan tahay taageero iyo talo, si aad u maareyso nolol maalmeedkaaga, Continue reading →
Mashruuca SAVIOR wuxuu idiin diyaariyey talabixin khadka telefoonka iyo chat:ka ah oo dalka oo dhan ah, laga bilaabo 25.08.2022 isniin Continue reading →
Shaqaalaha mashruuca SAVIOR waxay idinku wargalinayaan barnaamijka dayrta Wax qabadyada qorshaysan waxay bilaabmayaan Ogosto 2022, si’aad wax badan uga ogaatidid Continue reading →
Waxaa soo idlaadey dowro muhiim ah oo aad looga faa’iiday, taasoo loo qabtay dhallinyarada,kuna baxaysay luqada ingiriiska, looguna magacdarey “ Continue reading →
Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland (Suomen somalialaisten liitto ry) oo la aasaasay sannadkii 1996 wuxuu dallad urureed u yahay in Continue reading →
Dood furan oo ay ka qeybqaateen 7 musharax oo u taagan xilalka golaha deegaan Finland, kana socdey maago madaxda iyo nawaaxigeeda. Waxayna ka Continue reading →
Musharaxiinta u taagan xilalka golaha deegaan Finland oo kala socda xisbiyada kale duwan ee Finland ayaa ka qeybgalaya Barnaamijka Dood Continue reading →
Degmada Helsinki waxay kuu diyaariyeen khadka hagidda Karono feyriska kuna baxaya af-somaali isniin illaa jimcaha wakhtiga 9:00 – 12:00 duhurnimo. Continue reading →
Khamiis 25.03.2021 Ra’iisul wasaaraha dalkan Finland Sanna Marin oo u warramaysay warfidiyeennada ayaa sheegtay in ay lagammamaarmaan tahay in la soo rogo xadaymo Continue reading →
Dad badan ayaa qurux badan,
Dad badan ayaa wanaagsan,
laakiin hal ka mid ah waa kan ugu fiican.
Waa saaxiib
oo qalbigiisu daahir yahay.


You must be logged in to post a comment.