Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu

Category: Wararka

Shiweynihii Suomen somaliliitto oo isbedel ku yimi

Posted on 25/04/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Xubnaha sharafta leh waxaan la socodsiinaynaa in wakhtigii shirweynaha somaliliitto la qaban lahaa uu ku yimi isbedel kaas oo sabab Continue reading →

Posted in Wararka

Foomka codsiga/hakemuslomake

Posted on 01/04/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa foomka la soo buuxinayo ee ku aadan ka mid noqoshada Golaha-dhexe ee Suomen somaliliitto ry. Continue reading →

Posted in Wararka

Ogaysiis Shirkii Golaha Guud

Posted on 29/03/2012 by Suomen somalialaisten liitto

OGEYSIIS !!! Shirweynihii Suomen somaliliitto oo dhacaya 29.4.2012 Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Xubnaha ururka SSL iyo bulshada soomaaliyeed ee ku Continue reading →

Posted in Wararka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo geeriyooday

Posted on 23/03/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Jimco, Maarso 23, 2012 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Col. Cabdullahi Yuusuf Axmed ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Sheekh Zaa’id ee magaalada Continue reading →

Posted in Wararka

Shirkii Soomaalida ee London oo la soo gebagebeeyay

Posted on 23/02/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa goor dhaweyd la soo gebagebeeyay shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen Ra’iisal Wasaaraha Britain David Cameron, Ra’iisal Wasaaraha Continue reading →

Posted in Wararka

Wiil marookaan ah oo lagu diley Oulu

Posted on 19/02/2012 by Suomen somalialaisten liitto

  Waxaa magaalada Oulu lagu diley habeenimadii sabtida wiil marookaan ah. Wiilkan ayaa wuxuu u dhintey kadib markii nin hubaysan Continue reading →

Posted in Wararka

Shirkii looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo asbuuca soo socda ka furmaya wadanka Ingiriiska

Posted on 18/02/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa 23.2.2012 ka furmaya wadanka Ingiriiska shirkii looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Waxaa shirkaas ka soo qaybgelya dhammaan dhinacyada siyaasadda soomaaliya Continue reading →

Posted in Wararka

Wiil soomaaliyeed oo xalay lagu diley magaalada Espoo

Posted on 17/02/2012 by Suomen somalialaisten liitto

  Waxaa xalay magaalad Espoo lagu diley wiil soomaaliyeed. Wiilkan dilkiisa waxaa u xidhan wiil finnish ah. Wiilkan oo ahaa Continue reading →

Posted in Wararka

Wiil soomaali ah oo ku dhintay magaalada Oulu kadib markii uu ka dhacay dabaqa lixaad sabab aan weli boolisku xaqiijin

Posted on 17/02/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Wiil soomaali oo 19 jir ah ayaa balakoonka ka dhacay,  markii gurigiisa ay soo weerareen 2 nin iyo gabadh wada Continue reading →

Posted in Wararka

Finland oo madaxweyne cusub dooratay

Posted on 24/01/2012 by Suomen somalialaisten liitto

Presidentti Sauli Niinistö                      Puoliso Jenni Haukio Waxaa maanta oo axadda ah doorashadii wadanka Finland ka dhacday lagu Continue reading →

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2025.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.