Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu

Category: Wararka

Ogaysii: ha isi soo diiwaan-galiyaan Dhalinta ka baxday Dugsiyada Sare ama Ammatiyada

Posted on 20/05/2011 by Suomen somalialaisten liitto

  Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland wuxuu ogeysiinayaa dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka baxday dugisiga sare in Ururku u qabandoono xaflad Continue reading →

Posted in Wararka

Xarunta Somaliliito oo lagu qabtay Xuska Ururka SYL ee 15-may Sanada guuradii 38aad(+Sawirro)

Posted on 19/05/2011 by Mohamed Bashiir

Dhamaan wax garadka iyo Dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala gadisan ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland waxay xuseen 13kii Dhalinyaro oo Continue reading →

Posted in Wararka

Suomen Pakolaisapu iyo Somaliitto oo u qabtay Ururada Soomaaliyeed ee Finland Siminaar ku saabasan xisaab xirka oo Afka Finishka lagu yiraahdo Kirjanpidon peruskurssi (+Sawirro)

Posted on 27/04/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Siminaarkan waxaa iska kaashaday  Ururka SPA iyo SSL  waxa uuna ku sabaasanaa barashada xisaabinta daqliga soo gala Ururada iyo sida Continue reading →

Posted in Wararka

OGEYSIIS:SHIRKA GU`GA EE SOMALILIITTO

Posted on 14/04/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Keväät kokous 28.5.2011 Sirka Gu`ga Golaha Midnimada Soomaaliyeed  ee( SSL ry)   Golaha Midnimada Soomaaliyeed (SSL) wuxuu ogeysiinayaa xubnihiisa in Continue reading →

Posted in Wararka

Somaliliitto oo soo qaban qaabisay siminaar ku saabsan wax yeelada Qaadka iyo ashayaada maanka dooriya oo lagu qabtay Hesinki (+Sawirro)

Posted on 30/03/2011 by Mohamed Bashiir

Siminaarka waxaa hadal kii ugu horeeyay furay Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Eng: Cabdirashiid Cawad Diiriye, isagoo sheegay  in Continue reading →

Posted in Wararka

Siminaar lagaga hadlayo mukhaadaraadka oo ka dhacaya Maktabada Pasila

Posted on 26/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa siminaar ku saabsan mukhaadaraadka  oo uu soo qabanqaabiyey Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Somaliliitto ka dhacayaa 29.3.2011 saacadda 16.00-19.30. Waxaa Continue reading →

Posted in Wararka

Shilalka dabka ka dhasha Finland sanad kasta

Posted on 21/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

TOIMINTA HÄTÄTILANTEESSA                  Finland waxaa sanad walba u dhinta dabka ka kaca guryaha ilaa 90 qof. Waxaa hadaba jira khasaarooyin Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo Shahaado sharaf gudoon siiyay Gabadha Sanadka Qaxootiga ee Finland(+Sawirro)

Posted on 12/03/2011 by Mohamed Bashiir

Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo qabtay Xafdlad heersare loo agaasimay isla mar,ahaantaasna ay ka soo qayb galeen bulshada qaybaheeda Continue reading →

Posted in Wararka

Kulan ku saabsan arrimaha doorashada baarlamaanka oo ka dhacaya STOA-Itäkeskus

Posted on 12/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa bishan markay taariikhdu tahay 24.3.2011 saacadda 17.00 ka dhacaya xarunta dhaqanka ee STOA kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo Continue reading →

Posted in Wararka

Saido Mohamed oo noqotay gabadhii qaxootiga ee sanadkan

Posted on 08/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Vuoden pakolaisnainen 2011 Waxaa maanta ku guulaysatay amaal marinta ah gabadha sanadka 2011 Saido Mohamed. Saciido waxay si mutadawacnimo leh Continue reading →

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2025.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.