Xubinnimada sanadka 2026

ASC,

Wargelin:

Xubnaha ururka ee sharafta leh, waxaan idinka codsaneynaa inaad soo bixisaan lacagta xubinnimada sanadka 2026. Lacagtan xubinnimadu waxay ka caawisaa ururka inuu sii wado hawlaha iyo adeegyada uu u qabto bulshada.

Vuosi-jäsenmaksu – 2026
Saajan nimi: Suomen somalialaisten liitto ry
Tilinumero: FI195780 0720719389
Maksu viitenumero: 9876 54320

Summa: 20€

Vuosi-jäsenjärjestömaksu

Tilinumero: FI19 5780 0720 7193 89
Maksu viitenumero: 9876 54333
Summa: 30€

Fadlan ku soo bixiya waqtigeeda.
Mahadsanidiin wada shaqeyntiina iyo taageeradiinna joogtada ah.